LIVE DAAWO:- Xuska Nelson Mandel oo in ka badan 80 kun ay ka qeyb qaadanayaan iyo Madaxda caalamka

LIVE DAAWO:- Xuska Nelson Mandel oo in ka badan 80 kun ay ka qeyb qaadanayaan iyo Madaxda caalamka

daajis.com:-In ka badan 80 Kun qof ayaa maanta u diyaarsan iney ka qeyb qaataan xuska Hoggaamiyihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela, kuwaasoo hadda ku sugan garoonka ciyaaraha Johannesburg ee xaafadda Soweto.


Dadka caanka ah ee ka qeybgalaya xuska Mandela ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, Xoghayaha Qaramada Midoobay Ban Ki-moon, Madaxweyneyaasha Faransiiska, R/wasaaraha Ingiriiska, Kuba iyo 80 Hoggaamiye kale oo caalamka ka socda.

Baroor diiqan iyo tacsida ayaa noqoneysa tii u horeysay taariikhda ka dhacdo caalamka, Meydkiisa ayaa la dhex dhigi doonaa muraayad weyn oo dadka ay ka dhex arki karaan garoonka dhexdiisa.


Ciyaaro kala duwan iyo fantisyo ayaa garoonka lagu soo bandhigayaa.
Madaxweynihii u horeeyay ee Koofur Afrika oo madow ah Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday da'da 95 maalintii Khamiistii ee la soo dhaafay.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada