daajis.com:-Haween Badan ayaa ka sheeganaya oo waqti badan raadiya talaabooyin keenaya in farxad ay ku dareensiiyaan raggooda .
Hadaba qubarada arimaha qoyska ee daajis ayaa ku siineysa talo muhiim ah oo ay haboon tahay in aad qaadato.
>* Isku Kalsoonaan : Ninka aad ayuu u jecel yahay haweeneyda isku kalsoon , haka laba labeyn in aad u muujiso ray`igaada .
>* Haweeneyda Geesida Ah : muujinta mowqif adag gaar ahaan arimaha adag ee u baahan geesinimo iyo awood ka hor tagis .

>* Mararka qaar in aad muujiso ad adeegnimo oo mar waliba xabiibkaada haka saamixin qaladaadkiisa haddii kale waa uu sahalsanayaa in badan .
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:20 and have
, Published at