Madaxda dowladaha Kenya iyo Itobia oo dhex-dhexaadin ka wada Koonfurta Sudan

Madaxda dowladaha Kenya iyo Itobia oo dhex-dhexaadin ka wada Koonfurta Sudan

daajis.com:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Raiisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn ayaa socdaal qeyb ka ah xalinta colaadda ka aloosan Koonfuurta Sudan ku tegey magaalada Juba, halkaas oo ay wadahadal kula leeyihiin Madaxweyne Salva Kiir 



Qaramada Midoobay ayaa aaminsan in kumaanan qof ay ku dhinteen dagaaladan ka jira Koonfuurta Sudan oo bilowdey 11 maalmood ka hor.

Madaxweyne Salva Kiir ayaa waxay is hayaan Madaxweyne Ku Xigeenkiisii hore Riek Machar oo haatan dhuumaleysi ku jira.

Waxaa iyana  la filayaa in hoggaamiyeyaasha urur goboleedka IGAD ay  magaalada Nairobi kaga arrinsadaan xaaladda Koonfuurta Sudan.

Hadaba waraysi arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.



VOA-somali
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada