Sawirkaan waa hadiyad Lady Gaga saaxibkeed ugu talagashay.

Sawirkaan waa hadiyad Lady Gaga saaxibkeed ugu talagashay.

daajis.com:-Fanaanada iska yabiska badan ee reer Mareykan Lady Gaga  ayaa saaxibkeeda Taylor Kinney hadiyad uga dhigtay sawir boombilo ah oo iyada u eg.

Lady ayaa sababta ay ku siisay hadiyadaan saaxibkeed Taylor Kinney waxa ay ku sheegtay in mudo dheer ay ka fogaa doonto laga bilaabo sanadka cusub, eyadoo howlo faneeed u bixi doonta.

Qiimaha hadiyadaan ayaa lagu sheegay 25-kun oo doolar, culeyska qof caadiya ayuu la egyahay, wuxuuna aad ugu egyahay Gaga.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada