ALLAHU AKBAR FIIRSO MUUQAALKAAN:- Waa muuqaal aad ku farxi doonto.dhalinyaro muslimiin ah ayaa wadooyinka london kusoo islaamiyay 500 oo qof

ALLAHU AKBAR FIIRSO MUUQAALKAAN:- Waa muuqaal aad ku farxi doonto.dhalinyaro muslimiin ah ayaa wadooyinka london kusoo islaamiyay 500 oo qof

daajis.com:-ALLAHU AKBAR :D aawo muuqaal aad ku fardi doonto kol hadii aad islaam tahay.dhalin yaro muslimiin ah oo ku nool dalka ingiriiska gaar ahan caasimada LONDON ayaa waxa ay bilaabeen in ay wadooyinka dacwa ka bilaabaan si ay u islaamiyaan dadka galada ah .dhalin yaradaan ayaa wadooyinkii ku so islaamiyay ugu yaraan 500 oo qof iyagoona halkaasi ashahaadka ugu qabtay….




HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA DHALINTA DACWADA FIDINEYSA ALLAHU AKBAR



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada