daajis.com:-Axmed Karaash oo kamid ahaa madaxwaynayaasha Maamulka Khaatumo ayaa gaaray magaaalada Garowe waxana halkaasi ku soo dhaweeyay madaxda iyo shacabka Puntland.
Maalmaha Soo socdana waxaa laga yaaba in Axmed Cilmi Cismaan (Garaash) oo horay u ahaa madaxwaynihii khaatumo uu isu soo taaga qabashada Hogaanka Madaxwayne ku xigeen ee Puntland .
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:41 and have
, Published at