daajis.com:-anaanka caanka ah Aar Maanta ayaa u muuqda mid la dhacsan horumarka ay sameynayaan fanaaniinta dhalinyarada ah ee xidigaha geeska Afrika oo mudooyinkan dambe la soo baxay firfircooni iyo fan tayeysan.
Aar Maanta ayaa bogiisa facebookga ku soo bandhigay kalmado uu ku cabirayo ku qanacsanaantiisa fanaaniintan ka soo hanaqaaday magaalada Hargeysa,isagoo hambalyo ku aadan dadaalkoodana u diray.
Fanaaniinta Xidigaha Geeska Afrika waxaa ay habeenkii sanadka cusub ee 2014 isugu Horn Cable,halkaas oo ay ku soo wada bandhigeen heeso wada cusub oo midba tan kale ay ka daran tahay,kuwaas oo isugu jira keli iyo talantaaliba.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:07 and have
, Published at