Beyonce Jacaylka aan u qabo Ninkayga waa ka wayn yahay Dunida

Beyonce Jacaylka aan u qabo Ninkayga waa ka wayn yahay Dunida

daajis.com:-Fanaanada Beyonce ayaa  sheegtay in jacaylka uu yahay kan labada ruux isku soo dhaweeya ee ka dhax abuura nolal aan dhamaan sida ay xustay Fanaanadaa Caanka dunida ka ah Beyonce.

Hadalkaan waxa ay ka sheekaysay xili ay bixinaysay Waraysi gooniya oo siinaysay TV Star waxa ayna sheegtay in dunida ugu jeceshahay Ninkeeda islamarkaana jacaylkooda uu yahay mid ka wayn dunida. 

Fanaanada ayaa xustay in Jay_z  baray nolasha dhabtaa ee taagan waaxa ayna xustay in taa ay keentay maanta in ay taageerana u noqoto xaaskiisana noqoto waxaana  arintaa ku tilmaamtay mid nasiib waaag ah.

Fanaanada ayaa ka mid ah fananiinta dunida caanka ka ah waxaana fanaanada si wayn taageera ugu leedahay dunida iyada oo leh albuna badan oo Boqolaal taageerayaal soo jiitay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada