Daawo Video:-Gabadh 16 jir ah oo Indho iyo San la'aan Ku Dhalatay.

Daawo Video:-Gabadh 16 jir ah oo Indho iyo San la'aan Ku Dhalatay.

daajis.com:-16 jir u dhalatay Dalka Maraykanka ayaa lagu guuleestay in loo sameeyo san ay wax ku uriso kadib markii ay dhalatay Indho La’aan iyo San la’aan.

Gabadhan oo lagu magacaabo Cassidy dhalashadeeduna tahay Maraykan ayaa in mudo ah lala tacaalayay sidii dib loogu soo celin lahaa Mustaqbalkeeda.




Gabadhani oo aan is dareensiin ineey wax ka dhimanyihiin ayaa waqti walba la bashaasha asxaabteeda , dhinacna ka dhigata Iskuulka jecelna ineey horumar kagaarto Dunida.

Hoos ka daawo Sawirada.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada