maqal dhageyso:- allshabab oo hanjabaad usoo jediyay ciidamada somaliya jooga oo ajanibta ah wadamada eey ka imadeen

maqal dhageyso:- allshabab oo hanjabaad usoo jediyay ciidamada somaliya jooga oo ajanibta ah wadamada eey ka imadeen

daajis.com:-Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah Saraaliisha Ururka Al-Shabaab aya waxa uu sheegay in weli Awooda Al-Shabaab ay tahay mid weli taagan ayna mar welibo diyaar u yihiin la dagaalanka waxa uu ugu yeeray Cadowga Islaamka. wuxuu sheegay in Dagaalka ay kula Jiraan Dowlada Soomaaliya iyo Dowladaha Taageera inuu yahay mid bilow ah waxa uuna intaasi ku daray iney sii wadayaan Dagaalka ilaa ay ay ka gaaraan Ujeedka ay leeyihiin sida uu sheegay.

ugu dambeyn Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf ayaa waxa uu digniin u diray Dowladaha ay Ciidamadooda ka joogaan Dalka Soomaaliya iney kala Baxaan ciidamadooda , isagoona xusay in hadii ay kala bixi waayaan ay la kulmi donaan cawaaqib xumo sida uu hadalka u dhigay.

Riix halkan ee ka dhageyso codka alshabab


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada