DAAWO VIDEO: - Maroodi carooday oo dabagediyay gaari dalxiisayaal waday

DAAWO VIDEO: - Maroodi carooday oo dabagediyay gaari dalxiisayaal waday

daajis.com:-Macalimad u dhalatay dalka Ingriiska oo ku nool wadanka South Africa ayaa arin la yaab leh kala kulantay Maroodi ay wadada ku kulmeen, kaas oo weerar u geystay macalimada iyo gaarigii ey wadatay.

Macalimada ayaa wadatay gaari yar oo kuwa raaxada ah, iyadoo jidki ey ku socotay isku gooyay Maroodi weyn, wey ka istaagtay si uu uga beyro laakiin Maroodigi waa carooday.
Mar qura ayuu kusoo noqday gaarigii isagoo labadiisa gan hoosta ka geliyay kedibna warac gediyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada