Daawo Heesta:- Fiska iyo Booska oo ku guuxay heesta Been Been ha moodine

Daawo Heesta:- Fiska iyo Booska oo ku guuxay heesta Been Been ha moodine


daajis.com:-Heestii u macaaneyd sanadkan cusub ee  2014 ayaa la dhahi karaa heesta Been Been ha Moodine ay soo saareen labadaan fanaan ee aan kala dhicin waa Farxiyo Fiska iyo Abdiwahab Booska iyadoo heesta lasii daayay habeenkii sanadka cusub. 

Farxiya Fiska ayaa u muuqata in ay sameysay soo laabasho wanaagsan maadaama ay lasoo baxday muuqaal qurxoon oo wanaagsan iyo waliba style aan caadi aheyn, halka uu Cabdiwahaab Booska uu isna u muuqday fanaan dardar kala soo laabtay safar faneedkii uuku tagay dalka Mareykanka.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada