DAAWO MUQAAL AHAAN:- Sheekh Umal oo afka kala Furtay( war intee ka keenteen dhalashada Nebiga oo lagu farxo?

DAAWO MUQAAL AHAAN:- Sheekh Umal oo afka kala Furtay( war intee ka keenteen dhalashada Nebiga oo lagu farxo?

daajis.com:-wadaadka caanka ah ee somaaliyed Sheekh Umal ayaa alaaba waxaa uu gaashaanka u daruuraa dadka ixtifaalka weyneeya. Sheekh ayaa si aad u qatarsan u bartilmaameedsada cadowtinimo uu u hayo kooxaha iskugu soo baxa sidii ay u muujin lahaayeen mowliidka. Sheekh Umal ayaa sheega in ay dembi tahay waqtiga dhalashada nebi Muxamed (C.S.W) oo la soo bandhigo.

“Dhalasho Ku sheegga Nebi Muxamed……” Ereyada Sheekh Umal
Sheekha ayaa si aad ah u neceb shacabka Ahlu-Sunna Wal Jamaaca, isagoo ixtifaalka caay xun u soo jeediya markasta…Halkaan ka daawo khudbadda Sheekhan…

HALKAAN KA DAAWO SHEEKH UMAL


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada