Sawiro:- Waa kuwee Lamaanaha ugu shidan Bollywoodka?

Sawiro:- Waa kuwee Lamaanaha ugu shidan Bollywoodka?

daajis.com:-Jilayaasha Bollywoodka inta badan waa xaasla yaal, ha noqdeen ragga ama dumarka intaba, maanta waxaanu idiin soo gudbineynaa qaar kamida lamaanayaasha Bollywoodka. Aamir Khan and Kiran Rao 


Aqrista yaasha sharafta leh waxaa laga doonayaa iney doortaan laamaanaha ugu shidan, codkaada waxaad ku dhiiba kartaa comment ahaan.

Shah Rukh Khan and Gauri


Abhishek Bachchan and Aishwarya Rai
Yey kula tahay in loo xiri karo taajka lamaanaha ugu qurxoon?, daawo sawirada kadibna codkaada sii lamaanaha aad is leedahay weyn ugu shidanyihiin.

Saif Ali Khan and Kareena Kapoor







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada