Xaero xayawaanka lagu dawdo oo ku taalla Britain ayaa daanyeerka ka mamnuucday in la siiyo Mooska.(sebebtu maxey tahay)?

Xaero xayawaanka lagu dawdo oo ku taalla Britain ayaa daanyeerka ka mamnuucday in la siiyo Mooska.(sebebtu maxey tahay)?

daajis.com:-Xaero xayawaanka lagu dawdo oo ku taalla Britain ayaa daanyeerka ka mamnuucday in la siiyo Mooska.
Maammulayaasha xeradan ayaa sheegay in Moosku halis ku yahay caafimaadka daanyeerka.
Amy Plowman, oo ka mid ah maammulayaasha xerada Paignton Zoo ee lagu dawda xayawaanka ayaa sheegay in Mooska dadka loogu talagalay calool xanuun u keeni karo daanyeerka.

Sokorta ayaa ku badan

Waxay sheegtay in daanyeerta xeradan laga joojin doono Mooska.
Mooska ayay sheegayaan in Sokortu ku badan tahay, taas oo dhibaato u keeni karto daanyeerka.
Dadka booqda xeryaha xayawaannada laga dawdo ayaa Mooska ku soo jiita daanyeerka marka ay doonayaan inay dawdaan.
Balse maammulayaashu xeradan waxay sheegayaan in Calaynta geedaha ay ku badin doonaan cuntada la siinaya daanyeerta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada