Dhagayso:- Kooxda Al-Shabaab oo Hanjabad Culus u Diray Dadka Hay”adaha u Shaqeeya

Dhagayso:- Kooxda Al-Shabaab oo Hanjabad Culus u Diray Dadka Hay”adaha u Shaqeeya

daajis.com:-Gudoomiyaha Al.Shabaab Ugu Magacaaban Gobalka Banadir Al Max’ed Xuseen Ayaa Waxa Uu Digniin nU Diray Dadka Soomaliyeed Ee La Shaqiiya Hay’adaha Caalamiga Ah Ee Ka Shaqeeyo Dalka Soomaliya.

Waxa uuna sheegay In loo Baahan yahay In dadku Xitaa Aysan Tagin Goobaha Xarumaha U Ah Hay’adaha Qaramada Midoobey iyo Turkiga Isago Intaas Ku daray In Cidkasta oo Tagta Xaruumahooda Ama U Shaqaysa Ay Shabaabku La Dagaalami Doonan.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Shabaab gobalka Banaadir Ayaa Shegay In ay sii Xoojin doonan Dagaalka Ay Kula Jiraan Wadanada Rer Galbeeldka Isago Shegay In Dowlada Maraykanka Ay Cadaysatay In Ciidamada Ay Ka Joogan Soomaliya.

riix halkan ee ka dhageyso codka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada