DAAWO SAWIRADA: 10ka shaqsi dunida ugu magaca dheer ee isugu jira Actaro, Fanaaniin, iyo weliba ciyaar yahano

DAAWO SAWIRADA: 10ka shaqsi dunida ugu magaca dheer ee isugu jira Actaro, Fanaaniin, iyo weliba ciyaar yahano

daajis.com:-DAAWO SAWIRADA: 10ka shaqsi dunida ugu magaca dheer ee isugu jira Actaro, Fanaaniin, iyo weliba ciyaar yahano, kuwaasoo maray qaliinadii ugu waqtiga dheeraa ayagoo mudo 10 bilood ah isbitaal ugu jirey si loo qurxiyo, kan ugu qiimaha yar ayaa ku baxday 4 milyan oo dolar. 

Waa dad wada caan ah. Tolow ma sidooda hore ayey ku qurux badnaayeen mise sida ay qarashka badan ku galeen. 





Rumour oo ah xidig hore ee Mareykan heystana bilada lagu magacaabo Olympic medalist , isla mar ahaatana qaba Hooyada dhashay gabadha caanka ah TV showga ee lagu magacaabo  Kim Kardashian.

Ayaa waxaa la sheegay in mudo aad u dheer uu col la ahaa qaabka uu u sameysan yahay Sankiisa, Kadibna qaliin ku sameeyey , Asagoo sidoo kalena Beertay timihiisa, wejigiisana wax weyn ka bedeley.




Gabar Heesta misana aad u qurux badan ayaa ayadana ku dhaqaaday in loo qoro sanka, loona qurxiyo Naasaheeda, Sidoo kale waxay martay qaliin ( Laser) ah si looga masaxo Tattoo ama shaabad uga taalay dhabanka, Ayadoo sidoo kale Laga saaray mid kamid ah Feeraheeda oo wax yar soo buurneyd.



Sidoo kale Fanaanadaan caanka ah ayaa waxay qaliin ku  sameysay bishimaheeda, Ayadoona sheegtay in Saaxiibkeeda uu jecelyahay dumarka Bishimaha waa weyn si dhunkashada ay ugu sahlanaato.



Aktarad caan ah ee kamid ah Hollywood ka mareykanka, Misana loo yaqaano ( Cat woman )

ayaa  la xiriirta tirada badan ee hawlaha la isku qurxiyo laga sameeyey wejigeeda iyo jirkeeda ayadoo ku baxday qarash  ka badan $ 4 milyan oo, ay ka mid yihiin meelo kala duwan oo aan hore loo eegi karin maadama ay aheyd qof aad u fool xun meesha ugu daran ee laga shaqeeyey ayaa ah maqaar-galaha dhabanka.




Waxaa lagu xamanaya xidigadii waday filimkii ( Sleepless in Seattle ) in ay Qaliin ku sameysey

Dhabanadeeda iyo Bishamaheeda si ay usoo hor istaagto Aktarka caanka ah ee Tom hanks.




Caadi ahaan xidiga u dhashay dalka Spain ee lagu magacaabo Antonio Banderas

waa uu ogolaaday in xaaskiisa lagu sameeyo qaliin afka iyo Bishimaha  la isku duro ee loo yaqaano ( Botox )



Press reports ayaa daabacday, Xidigadaan Ku guuleysatay qurux iyo Oscarka aflaanta ayaa Waxay ku jirtaa dhibaato aad u weyn ayaadoo uu jirkeeda hoolmay, Cidiyaheedana iska dhaceen Sidoo kale dibnaheeda ayaa la sheegay in ay go go een, Taasoo u sabab noqotay Kiimiko iyo cirado ( Botox ) Ay si joogta ah u isticmaali jirtay.




Michael Jackson oo loo yaqaanay ( King of Pop ) Waa milkiilaha kale ee qaliinada qurxinta, Taas oo ay bilaabeen in ay ku cadeeyaan midabka Brown ka iyo xaalufinta wejiga, sidoo kale qalliin caag  oo  sanka , dibnaha iyo cirbado Botox.




Feeryahanka caanka ah ee lagu magacaabo Rourke ayaa wuxuu qaatay 6 qaliin oo sanka inta uu waday shaqada Feerka,  waxaase lagu xantay  sidoo kale in wejiga uu qaliin mariyey si loogu adkeeyo wejiga oo uu san dhib uga so gaarin feerka.

Balse waa uu beeniyey taasi.


Waxaa xan kasoo baxeysa in xidigii ku caan baxay Filimadii shaleemooyinka taxanaha ka ahaa Sida Rocky iyo Rambo. waa Silvestre stalone in uu maray qaliin Dibnaha ee loo yaqaano ( Botox ).

Xili walba indhaha ku haay shabaka daajis.com si aad u hesho wax walboo kaa qarson gudaha dalka iyo dibada ba.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada