Daawo Sawirada:- Haweeney kasameysay Lacag Dhan £30,000 Kaliya Gogol Dhaaf ay Lasameysay Wasiir ay Ugu Danbeyn Shaqadiisii ku dhaafisay.

Daawo Sawirada:- Haweeney kasameysay Lacag Dhan £30,000 Kaliya Gogol Dhaaf ay Lasameysay Wasiir ay Ugu Danbeyn Shaqadiisii ku dhaafisay.

daajis.com:-David Mellor oo kamid ahaa wasiiradii xukuumadihii 1990-yadii soo maray Ingiriiska ayaa waxa uu shaqadiisii ku waayay googol dhaaf uu lasmeeyay Antonia de Sancha oo ah haweeney ay iska dhaleen aabe Spain ah iyo hooyo Sweeden kasoo jeeda.


Antonia de Sancha ayaa sawirra laga qaady labaatan sano kabid markii ay dhibaatada intaa la’eg kusameysa Mellor waxa ayna ka hadahsay lacag tira badan oo ay kasmeysay googol dhaafkaas oo iyada dhafiyay guur ay ku balasaneed in ay laba sano kadib gasho.

Haweeneydaan ayaa kadib markii ay googol dhaafka lasmeysay wasiirkaan waxa ay kaqeyb qaadatay film dekumentri ah oo uu sameeyay TV kaas oo khuseeyay arinta ay horay ugu dhiiratay, halkaasi oo ay lacagta ka heshay

Haweeneydaan ayaa waxa ay soo xirattay kaajad ay caan kutahay kooxda Chelsea markii ay googol dhaafka sameyneysay arintaas oo kooxda Sharaf dhac ku noqotay.

Googol dhaafka oo ka dhacay dhisma kuyaalla London ayaa waxaa lagu soo gudbiyay taleefoon aaladaha codka lagu dhageesto loo adeegsaday oo ay isticmaaleen haweentaas xaasiibadeed kadibna wargeysayada laga gaday.

Antonia De Sancha, hada waxa ay jirtaa 51-sano waxa ayna dhamaan cadeysay waxyaaba ay horay u qarin jirtay.

Waxa ay sheegtay dhibaatada ugu badan ee iyada kasoo gaarty in ay aheyd in ay ku weysay nin si aad ah ay u jecleyd oo ay guursan laheyd laba sano kadib arintaasi oo ah tan ugu badan ee waligeed aan qalbigeeda kabexeyn.

Wasiirkii dhibaatada intaa la’eg lagarsiiyay ayaa isna waxa uu sheegay in waligii uu xasuusan doono sidii haweentaasi ay u qiyaantay funaanada Chlesea-na uu u arko mid isga lagu waxyeleyay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada