VIDEO:- Booliska Soomaaliya iyo Ugandha oo iskaashi ka yeelanaya la dagaalanka Argagixisada

VIDEO:- Booliska Soomaaliya iyo Ugandha oo iskaashi ka yeelanaya la dagaalanka Argagixisada

daajis.com:-Taliyaasha Booliska Soomaaliya & Uganda, ayaa shalay magaalada Kampala ku kala saxiixday heshiis ku aadan, sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka Aragagixisada.

Labada dal ayaa heshiis ku kala saxiixdey inay gacan buuxa iska siin doonan sidii ay ula dagaallami lahaayeen kooxaha xiriirka la leh dagaalyanahana ka soo horjeeda dowladdahaas,waxaana qeyb ka ah kooxaha xilligaan la iska kaashanayo in lala dagaallamo ururka Al Shabaab oo xiriir la leh urur weynaha Al-Qaacida.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada