Daawo Sawirada:- R/wasaare C/weli oo maanta booqday xarunta Gaashaandhigga+warbixin

Daawo Sawirada:- R/wasaare C/weli oo maanta booqday xarunta Gaashaandhigga+warbixin

daajis.com:-R/wasaaraha dawladda Federaalka C/wali Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xarunta wasaaradda gaashaandhigga ee magaaladan Muqdisho.

R/wasaaraha ayaa waxaa goobta kusoo dhaweeyay taliyaha ciidamada qalabka sida, saraakiisha ciidamada iyo howlwadeenada wasaaradda.

Ciidanka ayuu r/wasaaraha ugu hambalyeeyay sanadka cusub, wuxuuna ka balanqaaday in sanadkan cusub ee 2014-ka ciidamada loo dhameyn dooni agabkooda, isagoona sidoo kale u sheegay in xuquuqdooda ay dowladda xoogga saari doonto.

Waa kormeerkii labaad ee uu r/wasaaruhu ku bixinayo magaalada Muqdisho tan iyo sidii loogu doortay jagada r/wasaarenimo.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada