SAWIRKA MAANTA:- Amin Arts oo dhulka ku jiiday Madaxda Somaliland “Siilaanyo oo soodhoweyso ku fiirinaya"

SAWIRKA MAANTA:- Amin Arts oo dhulka ku jiiday Madaxda Somaliland “Siilaanyo oo soodhoweyso ku fiirinaya"

daajis.com:-Amiin Caamir ayaa sawir sixun ugu weeraray wasiirka madaxtooyada Somaliland iyo sidoo kale madaxweeyne Siilaanyo.

Amiin Caamir ayaa wuxuu ku muujinayaa sawirka uu sameeyay in wasiiraka madaxtooyada somaliland Xirsi xaaji cali uu yahay Ninka sida rasmiga wadanka u maamulo.
Wasiirka madaxtooyada ayaa waxaa aad uga qeyliyey qaar badan oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland uu feysal cali waraabe ugu horeeyo kuwaas oo ku eedeynaya Xirsi inuu yahay nin aan qibrad siyaasadeed laheyn oo madaxtooyada lagu geeyay In madaxweeyne Siilaanyo isku reeryihiin.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada