Daawo Video DEG DEG AH:- Maamulka Khaatumo oo War Kasoo Saaray Doorashada MD.P/land Dr,Gaas & Baaq Culus+Dambiilayaasha (Live Daawo)

Daawo Video DEG DEG AH:- Maamulka Khaatumo oo War Kasoo Saaray Doorashada MD.P/land Dr,Gaas & Baaq Culus+Dambiilayaasha (Live Daawo)

daajis.com:-Iyadoo Maanta Doorasho Ka Dhacdey Maamulka P/land Isla Markaana Meesha Laga Saaray Cabdiraxmaan faroole   Lana Doortay Pro.Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa Waxaa Siweyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Khaatumo State Of Somalia.

Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Mukhtaar Ibraahim Xabashi Oo Ku Sugan xarunta Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Ayaa Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee P/land Dr.Gaas.


Sidoo Kale Wsiir Xabshi Ayaa Ugu Baaqey Madaxweyne,Gaas Inuu Ka Fogaado Dambiilashii Xasuuqa Geystay Ee Doonaya In Loo Doorto M.Ku xigeenka P/land Dhanka Kalena Uu Furo Wada Hadel Maamulada Khaatumo & P/land.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada