Daawo Video: Fanaanada Weyn Ee Fartuun Birimo Oo Dhulka La Gashay Wiil Garka Ka Qabsaday + Warbixin

Daawo Video: Fanaanada Weyn Ee Fartuun Birimo Oo Dhulka La Gashay Wiil Garka Ka Qabsaday + Warbixin

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee waayadan danbe Niikada ku qabsatay fanka soomaalida ayaa dhawaan show ay ku qabanaysay magaalada Kampala waxa dhulka kujiiday Wiil la jilayay heesta inuu jecelyahay isla markaana uu garka qabsaday fanaanada balse ay ka diiday Iyadoo heesta ku jilaysa in ay jeceshahay wiil kale oo isna goobta taagan Waxaana kamid ah erayada heesta 

("Ragg Allow Aduunyada Ragga Kaan Anigu Rabo Ruuxdaydu Jeceshahay Asagana I Rabinoo Midkaluu U Raran Yahay Ama Uu U Raxlaynayaa Una Riiqmayoo Lumay Midkaloonan Rabin Baa Anigane I Raadshoo Hadba Raacdayaanaa Igu Daba Rafaadoo Raadkeyga Ku Anbaday "" )

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada