DEG DEG”DHAGAYSO MAQAL:- Axmed Godane Arin Ugu Yaba Leh lasoo baxay ,Arin naxdin Shegaya Naftisa Samayso.

DEG DEG”DHAGAYSO MAQAL:- Axmed Godane Arin Ugu Yaba Leh lasoo baxay ,Arin naxdin Shegaya Naftisa Samayso.

daajis.com:-Muxaadiro uu jeediyay Godane toban sano kahore ayaa waxa uu kaga sheekeeyay in ay jiraan xarakaat islaami ah oo sheganaya in ay ka shaqeeynayaan camalka islaamka balse loo aasaasay in ay lugta qabtaaan camalka islaamka sida in ay fashiliyaan in la hirgaliyo ku dhaqanka shareecada islaamka. 

In la suuraad xumeeyo camalkii oo shacabka muslimka ah loo tusiyo in camalkaani uu xambaarsan yahay halaag iyo culeys oo an la xamili karin . Godane ayaa cadeeyey in ay jiraan xarakaatka islaami sheeganaya,xaqiijinayana danaha gaalada iyaga oo qaarkood si toos ah ugu shaqeeyaan,halka qaar kalana ay u shaqeeynayaan gaalada iyaga oo an is ogeyn. 

Godane ayaa tilmaamaya in kooxaha umadda islaamka fashilkooda loo soo diray ay leeyihiin calaamado badan o ay ka mid tahay in ay gaaleeysiiyaan ama ay dilaan cid waliba oo ku khilaafta ijtihaadkooda ama fikarkooda. 

Calaamadaha uu ku sheegay Godane kooxaha khilaafay manhajkii Rasuulka SCW waxa ka mid ah, in ay hor-istaagaan Ducaada oo ay u diidaan in ay dacwada gaarsiiyaan shacabka, Godana ayaa sheegay in xarakaatka inxiraafka agtooda an laga jecleyn culimada,waxa ayna ka necebyihiin dadka mukhaadaradka isticmaala ayuu raaciyey hadalkiisa. Hadaba casharadan uu jeediyey godane oo ka koobnaa saddex qaybood ayaan idiin soo gudbinayanaa, iyada oo aanu mid ahaan soo koobnay, iyo mid dhan oo ka kooban saddexdii cashar oo aan isku xidhiidhinay.

riix halkan ee ka dhageyso codka


qaranwade
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada