Man City v Chelsea & Arsenal v Liverpool- Isku Aadka Wareega 16ka FA Cup Oo La Soo Saaray.

Man City v Chelsea & Arsenal v Liverpool- Isku Aadka Wareega 16ka FA Cup Oo La Soo Saaray.

daajis.com:-Mid ka mid ah kulamada ugu weyn wareega 16ka ee FA Cup ayaa ah kulanka ay Chelsea Etihad Stadium ku booqan doonto kooxda Manchester City.
Chelsea ayaa caawa ka badisay Stoke City, halka Man City ay xalayto ka soo talaabsatay Watford waxaana labada kooxood ay kulan weyn isku arki doonaan wareega 16ka.
kulanka labaad ee ugu weyn isku aadka wareega 16ka waa marka Liverpool ay garoonka Emirates Stadium ku booqato kooxda Arsenal, iyadoo labadaan kulan ay ka dhigayaan wareega 16ka mid xiiso badan leh.
Isku Aadka Oo Dhameystiran:
Man City vs Chelsea
Sheffield United/Fulham vs Nottingham Forest/Preston
Arsenal vs Liverpool
Brighton vs Hull
Cardiff vs Wigan
Sheffield Wednesday vs Charlton
Sunderland vs Southampton
Everton vs Swansea

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada