Michelle Obama oo u dabaaldegtay 50-sano, iyo Xiddigo caana oo soo xaadiray xafladeeda.

Michelle Obama oo u dabaaldegtay 50-sano, iyo Xiddigo caana oo soo xaadiray xafladeeda.

daajis.com:-Marwada koobaad ee Mareykanka Michelle Obama ayaa u dabaal degtay dhalashadeeddi 50-aad, waxaana xafladeeda soo xaadiray xiddigo caanka oo ay kamid yihiin Beyonce iyo John Legend.

Xaflada oo ka dhacday Aqalka Cad ee Mareykanka, waxaa kasoo qeybgalay dad saaxibo ey ahaayeen Michelle yaraanteedi, eyadoo heeso ka qaaday Bayeonce iyo sidoo kale fanaanka John Legend.. 




Michelle Obama ayaa ah haaweney taageero farabadan leh, eyadoo shacdiyadeeda lagu sheegay 65%, 20 dhibcood kabadan ayeyna ka sareysaa ninkeeda Obama.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada