Sawiro: Salman Khan oo si cajiiba u xayisiinaya filimkiisa cusub ee Jai Ho.

Sawiro: Salman Khan oo si cajiiba u xayisiinaya filimkiisa cusub ee Jai Ho.

daajis.com:-Jilaaga la jecelyahay ee Bollywoodka Super Star Salman Khan, ayaa si wanaagsan uga xayisiiyay filimkiisa cusub ee ' Jai Ho" barnaamijka 'Nach Baliye'.

Salman oo filimkaan ku jilaya Boolis, ayaa masraxa barnaamijkaan lasoo koray qoob ka cayaar aad loola dhacay, waxaana ku wehlisay Daisy Shah oo qeyb ka ah filimka. 

Inta aan barnaamijku bilaaban waxaa salaan kalgacal ku dheehanyahay is dhaafsaday Salman Khan iyo Shilpa Shetty oo kamida garsoorka barnaamijkaan, eyadoo kadib Salman iyo Daisy ay wacdaro ka dhigeen masrxa.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada