SAWIRRO: Jowhar oo si weyn looga taageeray xukuumadda cusub ee R/wasaare Cabdiweli

SAWIRRO: Jowhar oo si weyn looga taageeray xukuumadda cusub ee R/wasaare Cabdiweli

daajis.com:-Banaanbax weyn oo ka dhacay magaalada Jowhar, ayaa shacabka ku nool halkaas waxay si ad ah usoo dhaweeyeen una taageereen golaha Wasiirada ee uu dhawaan ku dhawaaqay r/wasaare C/wali.

Gudoomiyaha ururka Haweenka gobolka Shabeelada Dhexe Marwo Sacdiyo Maxamed Burus oo banaanbaxa ka hadashay ayaa tilmaantay in shacabka reer Jowhar ay aad ugu faraxsanyihiin islamarkaana u taageerayaan Xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’isulwasaare C/weli Sheekh Axmed waxaana ay intaa ku dartay in Xukuumaddan ay ka dhex muuqdaan wasiirro kasoo jeeda gobolkooda sida Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada