DAAWO VIDEO:- 14 jir Syrian ah oo Oday 44 sano jir ah loo siiyay kirada guri ay degan yihiin reerkooda

DAAWO VIDEO:- 14 jir Syrian ah oo Oday 44 sano jir ah loo siiyay kirada guri ay degan yihiin reerkooda

daajis.com:-Arrin laga naxo oo laga murugooda ayaa ka dhacday dalka Lubnaan kadib markii Gabar 14 sano jir ah loo bixiyay Kirida guriga ay deganaayeen qoyskooda.

Inka badan 1 Million oo Syrian ah ayaa u qaxay dalka Lubaan, halkaas oo ay ku haysato Nolol aad u xun iyo rafaad.

Qaxootiga aan laga diiwaan galin xeryaha qaxotiga QM, ayaa iyaga ku nool Guryo Kiro ah, qaarkood ayaan awoodin ineey iska bixiyaan lacagta Kirada.

Hanifa, waa Gabar 14 sano jir ah, waxaa lagu daray Oday ka weyn oo jira 44 sano, kadib markii ay waalidkeed awoodi waayeen ineey bixiyaan lacagta Kirada Guriga, taas badalkeedna loo siiyay gabadhan 14 sano jirka ah. waana dhacdo xanuun badan oo laga murugoodo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA GABADHAN IYO MURUGADA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada