Maareynta Qilaafyada Qoyska Waa FGarshaxan Sida Qoobka Cayaarka Oo Kale.

Maareynta Qilaafyada Qoyska Waa FGarshaxan Sida Qoobka Cayaarka Oo Kale.

daajis.com:-Maareynta ama xalinta isku dhacyada si fudud ayaa looga hortagi karaa inta aaney dhibaatada sii faafin ama aaney yeelan sal adag oo hadhow rujinteedu adkaato.

Halkaan waxaan kuugu heynaa talaabooyin muhiim ah aad ku xalin karto.
Marnaba aamusnaanta ha u adeegsan xal ahaan.

Ha u adeegsanin been si aad u daboosho caqabadaha ku horyaal.
Ha u ogolaan in dhibaatadiina ay soo farageliyaan xididkaaga ama saaxiibada.
Ha noqonin shaqsi ahaan kan sameynaaya gunaanadka.
Ha u boodin gebagebada.la xiriir,lana hadal ilaa wax ka soo baxaan.
Kala hadal waxa dhacay,hana xukumin.
Soo ogow xaqiiqda inta aadan bilaabin inaad maskaxdaada ka qiyaasto.

Baro inaad isfahamtiin.ka fogow inaad is weerartiin.
Isticmaal saadaasha wanaagsan ee mustaqbalka iyo waqtiga hada lagu jiro,dibna ha u raacin wixii tegay.
Diirada saar dhibaatada ugu weyn,ha kala qeybinin aragtidaada adigoo ku qasaaya dhibaatooyinka yar yar.

Marka hore wax ka qabo xaaladaha dhaawacaya dareenka xiriirkiina,kadibna u gudub caqabadaha kordhinaaya in aragtiyadiinu kala fogaado.
Guurku waa safarka nolol dheer wuxuu u baahan yahay dulqaadyo badan si xiriirkaas uu noqdo mid caafimaad qaba oo sii jili kara,marwalbana wadahadalka iyo kala warqabka dareenada labada lamaane waa muhiim.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada