Shahrukh Khan ma tegin xafladii Filmfare awards si uu uga fogaado Salman Khan dartiis

Shahrukh Khan ma tegin xafladii Filmfare awards si uu uga fogaado Salman Khan dartiis

daajis.com:-Labada jilaa ee Bollywoodka reer Khan ayaa isku dayaya iney kala fogaadaan markale.

Salman Khan ayaa ka yaabsaday dadka dhan markii uu ku soo socday red carpetka sanadguuradii 59aad Filmfare Awards oo uu mudo 15 sano ka maqnaa,keliya uma imaan inuu abaalmarin ka qaato ee xitaa wuxuuna halkaasi ka cayaaray heesihiisa caanka ah.
Shahrukh Khan ayaa ka maqnaa goobta,isagoo lagu macneeyey maqnaashihiisa inuusan dooneyn inuu Salman goobta la wadaago ,wuxuu doonayey inuu ka fogaado in markale aysan asaga iyo Salman Khan laabta iney isgeliyaan ku qasbanaan sidii dhacday Award show 16 janaayo sanadkaan. Shahrukhan wuxuu go'aansaday inuusan imaan Filmfare Awards xilligan,waxeyna taas caawisay in Salman Khan waqtiga dhan uu wadaqaato si uu bandhig ugu helo filmkiisa Jai Ho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada