Shakira iyo Rihanna oo Sawirkaan kusii suga yiri taageera yaasha muuqaalka

Shakira iyo Rihanna oo Sawirkaan kusii suga yiri taageera yaasha muuqaalka

daajis.com:-Tageera yaasha Shakira iyo Rihanna ayaa aad ula dhacay sawir ay kuwada jiraan labada fanaan oo ay ku xayisiinayaan heestooda cudub ee "can't remember to forget you", eyadoo si aada loo sugayo muuqaalka heetaan.

Jamaahiirta labadaan fanaan ayaa aaminsanin muuqaalka heesta "can't remember to forget you", uu noqo doono mid kulul oo guul fiican gaara.

Shakira oo la hadashay majalada 'Glamour' ayaa amaan kala duldhacay Rihanna eyadoo tiri sharaf weyn ayey ii tahay inaan la heeso gabadha dunida ugu saameynta badan oo ay ula jeeday Rihanna.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.


https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada