Abaar Ku Dhufatay Gobolka Gedo:

Abaar Ku Dhufatay Gobolka Gedo:

daajis.com:-Abaaro daran ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee Somalia. Abaarahan ayaan ilaa iyo hadda aan keenin dhimasho dadka ku timaadda, laakiin keentay dhimashada tiro badan oo xoolo ah.

Faahfaahinta baaxadda abaarahan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Macallin Muuse Iimaan Xuseen oo ka mid ah maamulka deegaanka deegaanka Faafax-dhuun oo ka mid ah deegaanada ay abaartu saameysay.

VOAsomali FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada