Angelina Jolie iyo Robert Downey Jr oo Noqday Labada Actar ee dhaqaalaha ugu badan ka faa,iiday Hollywoodka...

Angelina Jolie iyo Robert Downey Jr oo Noqday Labada Actar ee dhaqaalaha ugu badan ka faa,iiday Hollywoodka...

daajis.com:-Angelina Jolie ayaa sanadkaan oo kaliya soo xereesay lacag gaaraysa $33 million 2013 taas oo ka dhigaysa atariishadii dhaqaalaha ugu badnaa soo xereesa sanadkii tagay 2013 oo aflaan badan soo saareen.

Atariishadaa ku guulaysatay abaal marinta ugu qaalisan Hollywoodka bixiyo Oscar oo gudoonsiiyay Madaxweynaha Maraykanka taaa oo sare u qaaday wax soo saarkeeda waxa ayna noqtay actaradii ugu dhaqaalaha Badnayd.
Jennifer Lawrence ayaa gashay kaalinta labaad kadib markii soo xereesay lacag gaaraysa $26 million waxaana ay noqotay xiddigta labaad ee dhaqaalaha ugu badan soo galay kadib markii lacagtaa soo xereesay.
Xaga Raga Actarka ugu faa,idada badnaa waxa uu noqday Robert Downey Jr waxaana soo galay lacag dhan $75 million waana actarkii dhaqaalaha ugu badnaa sanadkii tagay soo galay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada