Bas dalxiisayaal saarnaayeen oo lagu qarxiyay Masar, - afar dhimatay

Bas dalxiisayaal saarnaayeen oo lagu qarxiyay Masar, - afar dhimatay

daajis.com:-Afar dalxiisayaal ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay bas ay saarnaayeen kaas oo ku sugnaa deegaanka Sinai ee xuduuda wadankaasi la wadaago Yuhuuda.

Baska ayaa kusii jeeday marka uu qarxay magaalada loo dalxiiska tago ee Dahab, waxaana dadka dhintay ay u wada dhasheen dalka Koonfurta Kuuriya.

33-ruux ayaa saarnaa baska qaraxa lala beegsaday, waxaana qaarkood uu dhaawac kasoo gaaray qaraxaasi.

Ma cadda wali cidda ka dambeysa weerarkaasi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada