Chris Brown oo hees u qaday Saxiibtiis Karrueche..

Chris Brown oo hees u qaday Saxiibtiis Karrueche..

daajis.com:-Fanaanka Chirs Brwon ayaa soo saaray hees cusub oo soo jiidatay taageerayaal badan taas u soo qaaday dhawaan gacalisadiisa Karrueche si soo jiidasho ugu sameeyo taa oo wali uusan muuqala ahaan soo bandhigin.

Xiddigaa ayaa heestaa oo muuqaal ahaan soo dhigay Internetka waxa uuna sheegay in heestaa ugu talagalay Gacalisadiisa Karrucehe oo uga soo go,ay gacalisadiisii hore Rihanna oo muda saaxibo ahaayeen.   
Fanaankaa ayaa dhawaan xariga u jaray fanaanada Rihanna kadib markii Rihanna ka maseertay Karruche oo saxib la ahayd xiligaa waxaana taa keentay in uu albaabada u laabo Xariirkii Rihanna.
Chirs ayaa in xariirka u jaro Rihanna waxaa ku taageeray fanaaniin badan iyo taageerayaal badan waxa ayna heestaa noqonaysaa heestii ugu horaysay ee si toos ah u sheego in gacalisadiisa u qaaday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada