DAAQO SAWIRADA:- Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Abdirahman Beileh oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Japan.

DAAQO SAWIRADA:- Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Abdirahman Beileh oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Japan.

daajis.com:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka dowladda Japan u fadhiya Kenya ahna u qeybsanaha Soomaaliya Ambassador Tatsushi Terada oo uu wehlinayay Atsushi Yonezawa oo ah Xoghayaha koowaad ahna madaxa siyaasadda iyo arrimaha guud ee Safaaradda .

Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. BuriMohamed Hamza ,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad iyo saraakiil kale oo Wasaaradda ka tirsan ayaa looga hadlay Xiriirka labada dal ee dhinacyada siyaasadda,dhaqaalaha iyo ganacsiga , oo ay ku jirto sidii dowladda Japan ay uga fulin laheyd Soomaaliya mashaariic horumarineed .

Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi  isfaham leh .





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada