Daawo:- Fadeexo Ka Dhacday Muqdisho “Arimo La Kashifay & hadal MD Xasan

Daawo:- Fadeexo Ka Dhacday Muqdisho “Arimo La Kashifay & hadal MD Xasan

daajis.com:-Waxaa uu Ka Dhacay  kulan albaabada uxiran naayeen  magaalada Muqdisho kaasi oo dhexmaraya madaxweynaha iyo sarakaiisha Amaanka qaranka.

Kulanka waxa uu ka Dhacay  xarunta Kumaando Boliisiyo iyadoo saraakiisha ciidamada dhamaantood ay kusugan yihiin halkaasi su’aalana ay kala kulmayaan madaxweyne Xasan Shiikh.
Warbaahinta oo markii hore Lagu Casuumay oo Loo diiday hadal Ayaa si cadho Uga hadlay Amuurtaasi, waxayna Ka Sheekeeyeen Xaalada Amaan Daro ee Muqdisho & Hadalkii Madaxwayne Xasan Sheekh Dhowaan kasoo baxay.

riix halkan ee ka daawo muqalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada