Daawo Video:- Gabdho Soomaliyeed oo Sameyey Fal Arga-gax leh

Daawo Video:- Gabdho Soomaliyeed oo Sameyey Fal Arga-gax leh

daajis.com:-Waxaanu Halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Banraamijkii Doorka Haweenka ee Kabaxa Tvga Somali Channel Todobaadkiiba, Waxaana Maanta looga Hadlay Arimo Badan oo Naxdin Leh.

Barnaamijka Ayaa Marka Hore Waxaa Looga Hadlay Saaxiibnimada Iyo Dumarka, Sidoo kale waxaa Lagu Waraystay Haween Soomaaliyeed oo Dhib Kasoo Gaadhay Saaxibaadoo, Iyadoona Barnaamijka Lagu Soo Bandhigay Gabadh Soomaliyeed oo Gabadh Kale Ku Samaysay Arin Argagax Badan.
Barnaamijkaan Ayaan Noqday Midka Ugu Xiisaha Badan Iyadoona Todobaad Kasta Ay Soo Fadhiistaan Dumar Soomaliyeed oo Soo Bandhiga Qisooyin Naxdin Leh.

riix halkan ee ka daawo muqalka



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada