Daawo Haweenay gar iyo shaarbo leh sida raggii oo kale

Daawo Haweenay gar iyo shaarbo leh sida raggii oo kale

daajis.com:-Haweeney u dhalatay dalka India oo lagu magacaabo Hernaam Kaur ayaa noqotay mucjiso dad badan ay la yaabeen, kadib markii ay soo bandhigtay muuqaal u eg sidii ragga iyadoo leh Gar iyo Shaarbo sidii Ragga.

Dadka la kulma Hernaam ayaa ku tilmaamay arin mucjiso ah, iyadoo dhankeeda ay sheegtay in ay tahay wax rabbaani ah, isla markaana ay ku faraxsan tahay Garka iyo Shaarbaha oo ay daysatay sidii Ragga.
Haweeneydan ayaa 15 jirkeeda laheyn wax Shaarbo iyo Gar ah, balse mudooyinkii danbe ay si aad ah ugu soo baxeen Shaarbaha iyo Garka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada