DAAWO:- Farxiya Kabayare oo markale Heesta Hooyo Ruun Ku Qaaday Fadhi

DAAWO:- Farxiya Kabayare oo markale Heesta Hooyo Ruun Ku Qaaday Fadhi

daajis.com:-Fanaanada codka iyo labiska goonida leh Farxiyo Kabayare ayaa mar kale heesta Hooyo Ruun ku qaaaday qaab fadhi ah kadib markii heestaan ay ka qaaday xalfadii kenya oo in mudo ah la sugayay.

Fananandaan oo inta badan fanaaniinta cusub wax badan ka duwaan ayaa markaan showga ay ku qabatay magaalada Nairobi masraxa loo soo saray kursi ay ku fadhiisato sidii horayba ay u samaysam markii heesta Hooyo Ruun ay soo saraysay.

Farxiyo kabayare oo heesta marka ay dhamaysay u sheegtay bulshadii ka soo qayb gashay xaflada in heestaan ay u samaysay hooyadeed macaan sida ay tiri.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada