DAAWO:- Qoys Soomaaliyeed oo lagu sixray dalka Ingiriiska

DAAWO:- Qoys Soomaaliyeed oo lagu sixray dalka Ingiriiska

daajis.com:-Qoys Soomaaliyeed oo degan magaalada Birmingham ayaa dhacdo cajiib ah la kulmay, kadib markii ay sheegeen in la Sixray oo halis ay galeen noloshooda.

Qoyskan oo marti ku ahaa barnaamijka arrimaha bulshada ee ka baxa Telefishinka Somali Chanel ayaa waxay ka sheegeen arin mucjiso ah oo lala yaabay, waxayna sheegeen in ay arkeen wax ay la yaabeen oo aysan waxba ka qabin karin.

Dhacdadan mucjisada ah ee ay la kulmeen qoyskan Soomaaliyeed ayaa ka sheegeeyay iyadoo marka aad daawato ee aad dhageysato dareenkaada kici doono halkan hoose ka daawo.


Halkaan Hoose ka Daawo:- 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada