DAAWO: Gabar lagu daray oday 80 jir ah oo fal laga naxo ku dhaqaaqday

DAAWO: Gabar lagu daray oday 80 jir ah oo fal laga naxo ku dhaqaaqday

daajis.com:-Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka dhacay dhacdo aad u xanuun badan, kadib markii gabar aadu da' yar ay reerkeeda ku dareen nin oday ah oo da'diisa lagu sheegay 80 jir, ayada oo aan marnaba ogoleyn.


Gabadha, ayaa reerkeeda ka codsatay inay ka daayaan, balse waa laga diiday waxaana looga dhigay qasab, waxaana la sheegay in gabadhii ay iska soo tuurtay dabaq.

Gabadhhan ayaa la sheegay in loola cararay isbitaal, kadibna ay halkaasi ku geeriyootay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada