---> Daawo Geri aad u qurux badan oo la toogtay ka dibna hilibkiisa la siiyay Shabeel & Lib

---> Daawo Geri aad u qurux badan oo la toogtay ka dibna hilibkiisa la siiyay Shabeel & Lib

daajis.com:-Caasimada dalka Denmark ee Kopenhagen ayaa waxaa ka dhacday qiso cajiib ah ka dib markii maalin cad la toogtay Geri aad u qurux badan oo lagu xanaaneyn jiray xarunta xayawaanadka dalka Denmark ee Zoo-Kopenhagen kaas oo lagu magacaabi jiray Marius. 


Gerigaan markii la toogtay ka dib waxaa si toos ah hilibkiisa loogu qeeybiyay Shabeel iyo Libaaxyo lagu xanaaneeyo xaruntaas waxaana ficilkaan markii uu dhacayay daawashadiisa si toos ah uga soo qeeyb galay Caruur iyo dad waa weyn oo aad u fara badan . 

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada