Daawo:- Laki Haji oo Ka Tuntay Holland .

Daawo:- Laki Haji oo Ka Tuntay Holland .

daajis.com:-Xafladii ugu balaarneyd ee Habeenka Jaceylka  ayaa lagu qabtay Xalay magaalada Utrecht ee waddanka Nederlands, waxaana xafladdan si weyn uga tumay fanaaniinta kala ah Laki Haji Iyo Tufaax Darajo.

Fanaanada Laki Haji ayaa si weyn u bashalisay dhalinyarada Holland ee aadka u jacel heesaha aadka  u kacsan ee  qaado Fananaada Laki kuwaas iskugu jiro heeso Xamari .May maay Iyo Waliba Heesaha maxaa tiri.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada