DHAGEYSO:- Dumar ka qeyb-galay dibadbaxii ka dhanka ahaa Al-Shabaab oo hanjabay

DHAGEYSO:- Dumar ka qeyb-galay dibadbaxii ka dhanka ahaa Al-Shabaab oo hanjabay

daajis.com:-Ra'iisal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeyb galay dibadbax ay soo qabanqaabiyeen ururada haweenka oo lagaga soo horjeeday ururka Alshabab, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra'iisla Wasaaraha iyo mas'uuliyiinta ururada haweenka oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in ay meel uga soo wada jeedsan doonaan dagaalka lagula ururka Alshabab.

Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada