Daawo muqaalka: Farxiyo kabayare oo ciidamada militiga Hees cusub usooqadaay(amaan aad u macaan).

Daawo muqaalka: Farxiyo kabayare oo ciidamada militiga Hees cusub usooqadaay(amaan aad u macaan).

daajis.com:-Fanaanada wayn ee Farxiya Kabayare  Ayaa waxaa Soo Saartay Hees Cajiib ah Taasi oo Ay Uqaaday Ciidamada Qaranka Soomaliyeed.
Eryada Heestaan Ayaa waxaa Kamid Ah “Ciidankii Dhulkaygoow, Cudud Lagu Nagaadiyo, Caafimaadkii Qarankoow, Dugsi Calanka Dhowroow, Ciideena Uduga Leh, Ka Udiida Codowgoow” 
Sidoo kale waxaa ku Jira Duco Amaan & Bogaadin “Weligiin Cizo iyo Sharaf, Camal Sami Ku Dhiirada, Caadil Haydin Dhowree, Qalbi Cugan ku Howl Gala, Nabad Diidka Cidhib Tira”

Riix Halkaan Ee Daawo muqaalka




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada