Daawo Sawirada :- Ciidamada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka bilaabay tilaabooyin ay dadka kusoo jiidanayaan

Daawo Sawirada :- Ciidamada AMISOM oo Magaalada Muqdisho ka bilaabay tilaabooyin ay dadka kusoo jiidanayaan


daajis.com:-Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay ka bilaabeen in ay cuntooyin iyo waxyaabo kale u qeybiyaan dad masaakiin ah oo Degan xero barakac oo kutaala Siliga Ameerikaanka.

Raashinka ay qeybiyeen Ciidamada AMISOM ayaa isugu jira Bur , Bariis , Saliid , waxaana la siiyay cuntooyinkaasi dad barakac ah oo ku dhaqan Xerada Siliga Ameerikaanka ee Magaalada Muqdisho.

Tilaabooyinkan ay bilaabeen Ciidamada AMISOM ee ah in ay raashin u qeybiyaan dadka masaakiinta ah ayaa la tilmaamay mid ay kudoonayaan Ciidamada Midowga Afrika in ay kusoo jiitaan shacabka.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada