Daawo Sawirada:- Ciidamo horleh oo tababar loogu soo xiray xerada ciidamada ee Jazeera

Daawo Sawirada:- Ciidamo horleh oo tababar loogu soo xiray xerada ciidamada ee Jazeera

daajis.com:-Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa waxaa tababar loogu soo xiray xerada ciidamada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho.

Munaasabadda xiritaanka tababarkan oo ay ka qeyb galeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa lagu eegay qaabka ay u qaateen tababarka ciidamada qalin jabiyay, iyadoona khudbado loo jeediyay.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada