DAAWO SAWIRADA:- Cunug Mucjisa ah oo ku dhashay dalka Srael iyo yuhuuda oo aaminsan in cunugaani yahay Dajaal.

DAAWO SAWIRADA:- Cunug Mucjisa ah oo ku dhashay dalka Srael iyo yuhuuda oo aaminsan in cunugaani yahay Dajaal.

daajis.com:-Warbaahinta Israel ayaa baahisay in Magaalada madaxda Dalkaasi uu ku dhashay Wiil yar oo leh Hal il, isla markaana ka muuqaal duwan Bani’aadamka caadiga ah.

Canugaasi yar ayaa waxa uu il ku leeyahay bartanka Wajiga, waxaana dadyowga Israel ay sheegeen in wiilkaasi uu yahay ”Dijaal” lana gaaray xilligii is xisaabinta.

Haddaba sida idinkaga muuqato muuqaalka waxa uu Canugaasi yar leeyahay hal il oo qura iyo muuqaal aan u ekeyn astaamaha lagu garto carruurta markaasi la dhalo ee bal nala eeg muuqaalka Canuga yare e Mucjisada ah, Subxaanallah.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada